Daawo Sawiradda: Madaxweyne Xasan Sheekh oo Sannado kadib maanta tagay Villa Somalia

Madaxweynaha cusub ee dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta tagay xarunta Madaxtooyadda Soomaaliya oo muddo ka badan shan sanno dibad joog ka ahaa. Xasan Sheekh ayaa Madaxtooyada Soomaaliya waxaa kusoo dhaweeyay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, waxaana soo dhaweyn kadib labada madaxweyne yeesheen kulan is xog-wareysi ah. Sida aan wararka ku … Continue reading Daawo Sawiradda: Madaxweyne Xasan Sheekh oo Sannado kadib maanta tagay Villa Somalia